Goonjabka iska daawee adigoo gurigaada jooga

GOONJABKA AMA GEES XANUUNKA MADAXA WAX YAR ISKAGA DAAWEE.

Goonjabka oo afka qalaad loogu yeero (migraine headache) oo ah in madaxa oo kaa xanuuno dhinac ama gees kaliya ama labada gees ama sujuuda ayaad iskaga daaweyn kartaa farsamadaan yar hadaad sameyso adoo gurigaada jooga 10 daqiiqo gudahoodna aad uga reysan kartaa hadad raacdo taladaan.

-soo qaado hal Galaas oo biyo caadi ah oo aan qaboobeen
-ku dar hal qaado oo cusbo tuman ah
-dabadeed ku miiro liin dhanaan
-Si fiican iskugu qas markaas kadib cab

Hadaad dhiikar leedahay ha u dhawaan daawadaan.

Waxaad kaga reysan doontaa illaahay idinkiis daqiiqado yar gudahood goonjabkii aad la wareersaneed.

U #SHARE gareeya walaalihiin ama halkaan uga wac qof goonjab la dhibtooda si uu uga faaiideysto

Mahadsanidiin.

Dr Mohamed Amen
SHARE.

garsiye.com
https://pixabay.com/en/headache-migraine-medicine-tress-3660963/
Hadii aad ka hesho halka hoose faalo ku reeb

Leave a Reply