Dhibaatada Shiishada ay leedahay halkaan ka aqriso

DHIBAATADA DARAN EE AY SHIISHADU KEENTO
Hal saac oo aad shiishad dhuuqdo waxa ay lamid tahay 400 oo xabo oo sigaar ah adiga oo dhuuqay.

Hadii agtaada lagu cabo iyaduna waxa ay leedahay saameyn kale oo dhibaato kuu keeni karta.

Xubnaha ay waxyeelada daran u geysato shiishadu marka aad dhuuqdo waxaa kamid ah, ama xanuunada ay keenta.

Kansarka Afka ku dhaca
Kansarka sanbabka ku dhaca
Kansarka kelyaha kudhaca
Kansarka dhuunta ku dhaca
Kansarka caloosha ku dhaca
Kansarka kaadi haysta ku dhaca
Kansarada ku dhaca ilma galeenka
Madhalaysnimo
Xanuunka neefta ama Asmada
Sonkoroowga ama macaanka
Dhiig maskaxda ku furma
Lafaha oo daciifa

Qof aad jeceshahay haduu isticmaalo ama agtaada lagu cabo fadlan qatartaan uga dig in uu iska ilaaliyo, ama uu ka fogaado halka lagu cabayo,

shiishada,shiishad,shisha smoking,halista shiishada hookah,muqdisho,dhaqan xumada rag iyo dumarka wada caba shiishada,somaliland,kenya oo laga mamnuucay shiishada iyo cudur halis ah,siigo,hargeysa,sigaarka,hees,heeso,niiko,somali,somalia,dirisle abdi,#dirisle abdi,musalsal,xidigaha,sh mustafe,siil.naag,qosol,simba,fiska,heeso cusub,siil iyo gus,sh.mustafe,tahriib,farhiya,farxiyo fiska,dirisle,kismayo,idirisle,igu qaado,kismaayo

U SHARE garee asxaabtada gaarsiina si ay u ga faaiideystaan ama halkaan uga wac qof ama labo.

Hadii aad ka hesho halka hoose faalo ku reeb

Leave a Reply