35-ta Website Loogu Booqasho Badan Yahay Somalia

Liiska Website yada ugu caansan Somalia gudaheeda ama loogu booqashada badan yahay. Liiska kuma eegeeno booqasho soomaaliya ka baxsan laga soo booqdo Website yada.

somalia,somali,somalia news,somali pirates,somalia documentary,somalian,somalia 2018,somalia attacks,somalia country,somalia drought,somali civil war,africa,un somalia,#somalia,mogadishu,somalia oil,somalia war,somlia,somalia 2017,somalia flag,somalia life,somalia 2019,somalia desh,soomaliya,somalis,somalia video,somalia music,somalia songs,somalia tamil,somalia facts,somalia kenya,somalia blast,somalia tribe,somalia attack,somalia travel, booqashada,somalia,booqashada madaxwyene farmaajo ee qadar,booqashada sh adan sh abdille jaamacada gedo,booqasho,booqashada masjidka nebiga calayhi salaatu wasalaam,booqashada sh/mustafe burco iyo machadu saylac boorama,ahmed zaki,muxaadaro,awale adan,qarxis,wararka,farmaajo,somaliland,jubaland tv,qiso,warar,al shabaab,soomaaliya,dagaal,hodan abdirahman,dil toogasho,shabaab,qoraalka,shiinaha,siyaasad,rooxaani,hoteel naaso hablood

Hadaba Shabajada Alexa ee qeyb ka ah Amazon ayaa qaabilsan kala horeenta Website yada( Ranking Sites ).

Anagoo eegeen Warbixinta saxda ah ee aya kasoo saarta 35ta Website ee ugu booqashada badan gudaha Soamlia halkaan hoose kaga bogo kana ogow Website kaaga ama midka aad aqrisato kaalintee ayuu kaga jiraa gudaha Somalia.

1. Google.com – Website kaan dadka wey wada garanayaan sharaxaad uma baahna.

2. Caasimada.net – Waa Website Soomaali leedahay wuxuu soo gudbiyaa warbixino xasaasi ah

 3. Youtube.com – YouTube kala horeenta aduunka wuxuu kaga jiraa kaalinta 2aad waxaana ka horeeyo google oo kaliya marka laga hadlo booqashada.

Hadaba soomaalida waayadan ayee ku soo daateen sababo lacageed darteed qof walba wuxuu isku dayaa inuu lacag ka sameeyo YouTube.

Halkaan ka baro YouTube lacag looga sameeyo … HALKAAN KUJI

4. Yahoo.com – Yahoo waxuu ka kooban yahay Search Engine, Mailing, News .. Sidaas aya tahay wuxuu kaga jiraa kaalinta 4aad

5. Google.so – Horaa waxaan usoo qaadanay google.com kan maxuu kaga duwan yahay kan waa mid ku baxa afka Somaliga waxaa gaar u leh isticmaalka dadka somalida

6. Facebook.com – Sharaxaad badan uma baahna waa isku xiraha bulshada booqada guud ahaaneed aduunka wuxuu kaga jira kaalinta 3aad waxaan ka horeeyo google company oo ah google.com iyo YouTube.com

7. Live.com – sidoo kale wuxuu ka koobana yahay News, Jobs, iwm

8. Somalijobs.net – Waa Website caawiya bulshada Soomalaiyeed una soo bandhiga shaqooyinka banaan.

 9. Bbc.com – Waxaa laga yaabaa markaa aragtaan bbc in durbaba idinku soo dhacdo qeyteeda Soomaaliga laakiin tan ayaa ah mida booqashada badan.

 10. Laacibnet.net – Laacib waa shabakada ciyaaraha waxaana u badan dhalinyarada soomlaiyeed.

11. Wikipedia.org – Keydka Warbixinada Shaqsiyeed, Ganaci iwm.

12. Thestartmagazine.com – News

13. Jowhar.com – Wararka Somalia

14- Fanproj.com – Aflaanta hindiga Mareekanka ayaa laga daawada.

15. Livescore.com – soo gudbinta waqtiva saxda ah ee ciyaaraha.

16. Allbanaadir.org – Arimaha Bulshada iyo Wararka.

17. Nation.co.ke – Wararka Afrika waxaana laga leeyahay kenya.

18. Goolfm.net – Wararka Ciyaaraha

19. Radiorisaala.com – Waa Raadiyaha Risaala

20. Livejasmin.com – waa shabakad wad sheekesi toos ah, Waxay kaloo leedahay qeyb filimada qaawan ee dadka isku tagaayo laga daawado ( Pornograph ).

21. Standardmedia.co.ke

22. Hadhwanaag.ca

23. Office.com ( Microsoft )

24. Reliefweb.int ( United Nation ) .

25. Msn.com

26. Hiiraan.com

27. Wetransfer.com

28. Bongacams.com ( sidoo kale waa muuqaalada qaawan).

29. Researchgate.net

30. Gool24.net

31. Kooxda.com

32. Edu.so

33. Amazon.com

34. Hadhwanaagnews.com

35. Radiodalsan.com

Hadii aad ka hesho halka hoose faalo ku reeb

Leave a Reply