Maxaa Lagu Daweeyaa Agoolka – Dandruff

Asc wr wb akhristayaasha sharafta leh ee ku xiran bogga garsiye.com. Waa walaalkiina Guled Gurey oo idin leh soo dhawaada.

Sida aad iiga barateenba waxaan idiin soo tarjuma warbixinada xaqiiqooyinka ah ee ku saabsan arimaha bulshada Anigoo kasoo uruuriyo cilmi baarayaasha ugu macquulsan dunida.

Maanta waxaan ka hadleena warbixin ku saabsan agoolka ama dandruff sida u taqaaniinba.

Fariimo badan oo ay akhristayaasha qaar kuso codsadeen inaa kasoo diyaariyo warbixin wax ku ool ah agoolka kaasoo ku adkaaday sidey isaga saari lahaayeen.

Hadaba akhristow maanta warbixintaan waxay kaa caawin doontaa inaa agoolka ka takhluusto gabi ahaanba ood waliba mardambe isku arki doonin hadii aad sida la rabo u raacdo tilmaamaha ….. Ka faaideesi wacan lana waada asxaabtaada (Share dhe ).

Sidee Agoolka looga saaraa tinta?

Marka uu yimaado Agoolka, dadka intooda badani waxay diirada saaraan qolfoofta ama olollada.

Cuncun, dhinaca kale, waxaa laga yaabaa inay noqoto waxyeelada ugu badan ee uu keeno raaxo daro xaga madaxa ah.

Marka muxuu yahay cuncunka xoqista raba waxa ay isku dayeyso inay kuu sheegto?

Akhri astaamaha ugu caansan ee agoolka iyo siyaabaha aad madaxaaga mar labaad caafimaad ugu heli karto.

Astaamaha iyo sababaha

Qolof iyo cuncun, Qolof madaxa gasha ayaa ah astaamaha ugu weyn ee agoolka.

Waxaa xiga Madaxa oo yeesha caddaad.

Sababaha ugu caansan waa maqaarka madaxa oo saliid ka timaada, tusaale ahaan waxaa jira dad dhidida saliid kuwaasina waa dadka ugu badan ee uu ku dhaco agoolkalka.

Sidoo kale Stress ka ayaa ah midka labad ee ugu caansan sababaha keena Agoolka.

Gogoldhigga saxda ah:

Maqaarka oo saliid dhididaa, xaalad sidoo kale loo yaqaan ‘seborrheic dermatitis’ wuxuu keenaa agool (nooc aad u daran oo cuncun leh).

Hadii aadan isticmaalin shaamboo ku filan, taas oo keenta in unugyada maqaarku isu urursadaan oo ay yeeshaan nabarro iyo cuncun. (Waxaana laga dhaxlaa agoolka leh cadaadka iyo qolofta)

Bakteeriyo la yiraahdo malassezia, Taaso keenta in maqaarkaaga daboolmo isla markaana sababa koritaanka unugyada maqaarka ee xad-dhaafka ah.

Waxyaabaha daryeelka shakhsiyadeed ee kaladuwan ayaa sababi kara taabasho maqaarka, kaasoo maqaarkaaga ka dhiga casaan iyo cuncun.

Daraasad la sameeyay ayaa lagu sheegay in ragga ay qabaan agool lixdan boqolkiiba ( 60% ) halka dumarka aya qabaan 25 boqokiiba (25%), Daraasadan ayaa cadeysay in Raggu si joogto ah ayey u yeeshaan agoolka marka loo fiiriyo dumarka.

Dadka ugu badan ee halista ku haayo agoolka waa dadka maqaarkooda saliida leeyahay iyo kuwa la nool cudurro gaar ah (sida cudurka Parkinson ama HIV) iyaguna halis sare ayey ku yihiin.  Laga yaabee inaad bilawday inaad dareento astaamaha ku aadan xiliga qaangaarka, laakiin agoolku wuxuu ku dhici karaa da ‘kasta.

Marka agoolka kuu yimaado waxaad is weydiisa talow maxaa sameesa? Waliba markaa aragto tintaada oo gurmeysa.

Hadaba akhristow wey sahlan tahay jawaabtaada.

Halkaan waxaan kugu haayaa siyaabo fudud ood ku suulin karto (kaga takhluusi karto) agoolka:

Waa kuwan afar jawaabood oo caan ah.

1. Dhamaan shaambooyinka oo dhami isku mid ma ahan

Haddii maqaarkaagu uu cuncun leeyahay, waxaad awoodi kartaa inaad xoogaa xasillooni ah hesho adoo adeegsanaya shaambada agoolka ee loo yaqaan ‘OTC’ taasoo loo qaabeeyey inay ka caawiso dhibaatada kaa heesata agoolka ( dandruff ).

Helitaanka daawo kugu habboon waxay qaadan kartaa xoogaa tijaabo ah, sidaa darteed hadaadan nasiib ku laheyn marki hore, iskuday markale.  Mararka qaarkood laba nooc ama kabadan oo shaamboo ah ayaa ku caawin kara.

Shambooyinka ugu wanaagsan ee kugu haboon kaga bogo halkaan:

1: Head & Shoulders iyo Jason Dandruff Relief

agoolka,agoolka timaha,timaha agoolka leh,sida leskaka bixiyo agoolka,agoolka madaxa,daawada agoolka,iska dawee agoolka,sida loo daaweeyo agoolka,alaab agoolka kaanadiifineyso,timaha agoolka kasaar bil gudaheedna kudheereey,toxobta,uurka,timaha gadhka,mooska,liin dhanaanta iskaga dawee agoolka mudo isbuuc gudihii ah.,lkaha,timaha,toonta,soomaali,dhiigkar,jacaylka,oon,bigayska,afka,toon,aqoon,galmo,timaha guska,awoowe,wejiga,sonkor

lagu daweeyo canbaarta,galmada arooska,sida leskaka bixiyo agoolka,agoolka,alaab agoolka kaanadiifineyso,galmada habeenka arooska,agoolka timaha,calaamadaha uurka lagu garto,calaamadaha foosha lagu garto,galmada ugu macaan,sidee leysaga jari karaa,madax xanuunka,timaha daata,madaxa,maqaar,noocyada madax xanuunka,bidaarta,caafimaad,galmada istaaga,somaliland,galmada iyo uurka,galmada afka,galmada iyo caafimaadka
sida leskaka bixiyo agoolka,timaha agoolka leh,agoolka timaha,iska dawee agoolka,daawo,sidee leysaga jaraa,agoolka,maamo waano,sida ugu fudud ee uurka lagu qaado,alaab agoolka kaanadiifineyso,sidee leysaga xiiraaa,agoolka bixi,agoolka madaxa,sida timaha loo bixiyo,sidee leysaga nadiifiyaa,timaha,sidee lo nadiifiyaa,sidee loo xiray,sidee looqabtay,somalia,calaamadaha foosha,timo daadashada,somali,timaha guska

Waxaa ku jira zinc pyrithione, oo ah anti bakteeriya iyo antifungal.  Fungus-ka ma keeno agool, laakiin weli waxay ka caawineysaa gaabinta soo-saarka unugyada maqaarka ee xad-dhaafka ah.

2: Neutrogena T/Gel

sida leskaka bixiyo agoolka,timaha agoolka leh,agoolka timaha,iska dawee agoolka,daawo,sidee leysaga jaraa,agoolka,maamo waano,sida ugu fudud ee uurka lagu qaado,alaab agoolka kaanadiifineyso,sidee leysaga xiiraaa,agoolka bixi,agoolka madaxa,sida timaha loo bixiyo,sidee leysaga nadiifiyaa,timaha,sidee lo nadiifiyaa,sidee loo xiray,sidee looqabtay,somalia,calaamadaha foosha,timo daadashada,somali,timaha guska

waa shaambo ku saleysan jawaabtaada.
Shaambadan ayaa kaa caawineysa iney dib usoo nooleyso unugyada dhintay ee maqaarka waxayna ka qaadeysaa qolofta dabooshay duleelada.

Ogow Shaambada noocan oo ah waxay ka qaadaa tinta kalarka , sidaa darteed ka taxaddar haddii aad leedahay tin kafeey ama nuuc aan madow ahayn.

3: Neutrogena T/Sal

agoolka,agoolka timaha,timaha agoolka leh,sida leskaka bixiyo agoolka,agoolka madaxa,daawada agoolka,iska dawee agoolka,sida loo daaweeyo agoolka,alaab agoolka kaanadiifineyso,timaha agoolka kasaar bil gudaheedna kudheereey,toxobta,uurka,timaha gadhka,mooska,liin dhanaanta iskaga dawee agoolka mudo isbuuc gudihii ah.,lkaha,timaha,toonta,soomaali,dhiigkar,jacaylka,oon,bigayska,afka,toon,aqoon,galmo,timaha guska,awoowe,wejiga,sonkor

Waxay ka kooban tahay qiyaasta cusbada uu madaxa u baahan yahay waxaana laga yaabaa inay naaqusto xaddiga cabirkaaga aad leedahay.  Waxay ka dhigeesa qaleel saliidada, laakiin si kastaba ha noqotee.  Haddii aad ogaato in madaxaagu gaar ahaan qalalan yahay, waxaad hubisaa inaad raacdo qalabka qaboojinta.

4: Selsun Blue

agoolka,agoolka timaha,timaha agoolka leh,sida leskaka bixiyo agoolka,agoolka madaxa,daawada agoolka,iska dawee agoolka,sida loo daaweeyo agoolka,alaab agoolka kaanadiifineyso,timaha agoolka kasaar bil gudaheedna kudheereey,toxobta,uurka,timaha gadhka,mooska,liin dhanaanta iskaga dawee agoolka mudo isbuuc gudihii ah.,lkaha,timaha,toonta,soomaali,dhiigkar,jacaylka,oon,bigayska,afka,toon,aqoon,galmo,timaha guska,awoowe,wejiga,sonkor

agoolka,agoolka timaha,timaha agoolka leh,sida leskaka bixiyo agoolka,agoolka madaxa,daawada agoolka,iska dawee agoolka,sida loo daaweeyo agoolka,alaab agoolka kaanadiifineyso,timaha agoolka kasaar bil gudaheedna kudheereey,toxobta,uurka,timaha gadhka,mooska,liin dhanaanta iskaga dawee agoolka mudo isbuuc gudihii ah.,lkaha,timaha,toonta,soomaali,dhiigkar,jacaylka,oon,bigayska,afka,toon,aqoon,galmo,timaha guska,awoowe,wejiga,sonkor

wuxuu leeyahay awooda sistemum sulfide.  Waxay kaa ilaalineysaa unugyada maqaarkaaga inay dhintaan waxayna sidoo kale yareyn karaan bakteeriyada loo yaqaan malassezia.  Shaambada noocan ah ayaa sidoo kale laga yaabaa inay ka qaado kalarka tintaada hadeysan madow ahayn.

5: Nizoral

agoolka,agoolka timaha,timaha agoolka leh,sida leskaka bixiyo agoolka,agoolka madaxa,daawada agoolka,iska dawee agoolka,sida loo daaweeyo agoolka,alaab agoolka kaanadiifineyso,timaha agoolka kasaar bil gudaheedna kudheereey,toxobta,uurka,timaha gadhka,mooska,liin dhanaanta iskaga dawee agoolka mudo isbuuc gudihii ah.,lkaha,timaha,toonta,soomaali,dhiigkar,jacaylka,oon,bigayska,afka,toon,aqoon,galmo,timaha guska,awoowe,wejiga,sonkor

waa shaambada loo yaqaan “ketoconazole shambo”, taasoo la micno ah inay ka kooban tahay antifungal ballaaran.  Waxaad ka heli kartaa OTC.

Hadaadan aqoon shaambada aad dooranaysid, weydii dhakhtarkaaga talo.  Si loo xakameeyo agoolka ( dandruff ).

waxaad ubaahan kartaa inaad isticmaasho shaamboo gaar ah si aad uga takhluusto agoolka (inta jeer ee ugu fiican isticmaalka shaambada waxay ku xiran tahay tintaada sidee tahay ) tusaale ( jileec, dhexdhexaad, adeeg ).

Mar alla markii waxyaalaha la xakameeyo, waxaad u baahan kartaa oo keliya inaad marwalba u isticmaasho shaamboo si aad u ilaaliso saameyn wanaagsan.

2: Waxaad u baahan tahay inaad is dejiso

Walwalku wuxuu uga sii dari karaa agoolka xitaa hadii uusan saliid lahayn maqaarkaaga.  In kasta oo bakteeriyada malassezia aan lagu soo bandhigin in uu sababo walaaca ama fekerka, way fiicnaan kartaa haddii habkaaga difaaca uu hooseeyo, taas oo ah waxa saxda ah ee walwalka uu ku sameeyo jirkaaga.

Madaxaaga u samee wax wanaagsan oo uu ku raaxaysto.  Isku day inaad socoto ama aad sameeso jimicsi ( yoga ).  Waxaa laga yaabaa inay kaa yareeso dhacdooyinka walaaca leh.

Isku day inad meel ku qorato siyaabaha wanaagsan ee ku caawiyay ama aad ku dareentay in agoolka kaaga yaraaday,  waxa ay yihiin iyo sida ay u saamaynayaan dhibkaaga.  Qaabkaas, waxaad ku dadaali kartaa inaad ka fogaato waxyaabaha mustaqbalka kugu soo celiya agoolka.

Markaad la kulanto dhaqtarkaaga.

Akhbaarta wanaagsan ayaa ah in kiisas badan oo ku saabsan agoolka lagu daaweyn karo si wax ku ool ah shaambooyinka laga soo iibsado Suuqyada iyo tillaabooyin kale oo qaab nololeed ah.

Muhiim.

Taas waxaa la dhahaa, ‘Agool ma ahan sababta kaliya ee aad u yeelan karto madax cuncun.  Haddii qoloftaadu ay si gaar ah u madax adag tahay ama cuncun leedahay, waxaad lahaan kartaa cudurka psoriasis, cambaarta, ama caabuq fangas oo run ah.  Dhakhtarkaaga ayaa ku caawin kara ee booqo.

Ku dadaal inaad isku daydo noocyo kala duwan ilaa aad ka heleyso wax kuu shaqeeya.

Saliidaha aad isku dayi karto si aad u daaweyso.

1. Tea Oil (Saliida Caleenta)… Sida taariikhda lagu ogyahay waxa lagu daaweeyaa finanka iyo cudurka psoriasis.

2. Saliida Qumbaha … Sidoo kale waa mid muhiim u ah daaweynta agoolka.

3. Dacar … (Men’sHealth waxay uso xusheen mida ugu horeeso liiskooda).

4. Baking Soda … Waxay caan ku tahay
antifungal taaso kaa caawin doonta suulinta agoolka.

Kareemada aad isticmaali karto Shampoo kadib :

1.Himalaya Herbal – Anti-Dandruff Hair Cream.

2. Vatka – Dandruff Guard

 3. GATSBy – Double care – Anti-Dandruff

La wadaag asxaabtaada si ay uga faaideystaan. Share ku dheh facebook ama WhatsApp.

Xusuusin:

Xuquuqda Maqaalkaan Waxaa Iska Leh GARSIYE.COM. Laguma daabici karo website kale.

Hadii aad ka hesho halka hoose faalo ku reeb

Leave a Reply